Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay wajiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Beelihii dhawaan ku dagaalamay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
waxaana kasoo qeyb galay Odoyaasha Dhaqanka Jubaland iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada, Odoyaasha Dhaqanka ayaa si wada jir ah baaq nabadeed ugu direy beelihii ku dagaalamay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.