Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hey’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Jaamac ayaa si wayn u soo dhaweeyay ansixinta sharciga iIaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka kaas oo uu ansixiyay Aqalka sare ee barlamanka somaaliya iyada oo dhawaan la horgayn doono madaxwaynaha qaranka si uu dhankiisa u sexeeexo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.