Hey’adda Maareeynta masiiboyinka Qaranka ayaa gaarsiiyay Daaawo Isbitaalka danta guud ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug .
Daawooyinka ayaa waxaa lagu talagay in logu aadeego shacabka kunool deegaanka si logu xaqabtiro baahida daawo la,aaneed ee ka jirta deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.