Hay’addaha Samafalka oo Loogu baaqey inay gurmad gaarsiiyaan dadka ku Barakacay fatahaadda

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Fatahaadaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha guud ee KGS iyo sida ay u sameyeen roobabkii todobaadyadii la soo dhaafay ka da’ay KGS ku waas oo geystay qasaaro badan is kugu jiraan naf iyo bur bru hantiyadeed.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca samafalka gobolka Baay ahna xubin ka tirsan guddiga Fatahaadaha KGS Mudane Aadan Xasan oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in shirarkii ugu dambeeyay ay yeesheen guddiga ay kaga hadleen xaaladihi ugu dambeeyay ee ka dhashay roobabka daadadka wata iyo saamaaynta ay gaaysteen , dadka gar gaarka lagaarsiyay kuwa ubaahan ee weli gaarin iyo baaqyo loo diraayay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka eek u sugan KGS.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here