Hay’adaha ka howlgala deegaanada KGS oo loogu baaqay inay caawiyaan dadka barakacayaasha ah

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira Bulsho badan oo Tabaaleysan kuwaas oo ku kala nool Gudaha Magaaloyinka KGS iyo Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah iyagoo mararka qaar nolosha ku adkaata gaar ahaan Xiliyada Ramadaanka ay u baahan yihin in La afuriyo

Inkastoo Magaalada Baydhabo ka socdaan Olole lagu gargaarayo dadkaas kala duwan hadana weli waxaa jira kuwa aan gaarin wixii ay u baahnaayeen sida biyaha iyo Cunooyinka kala duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here