Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal ku waas oo isugu jira kuwo ka soo laabtay xeryaha qaxootiga dhadhaab ee dalka kenya iyo kuwo ku barakacay gudaha deegaanada Jubbaland .
Barakacayaasha ku nool degmada Badhaadhe ayaa wajahaya duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ah sida in aysan haysan hooy wanaag iyo dhanka helida biyaha oo aad ciriiri u ah sida ay Maamulka degmadaas xaqiijiyeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.