Hay`adda Zamzam Foundation oo magaalada Muqdisho ka daahfurtay mashruuc shaqo abuur loogu sameynayo qoysas danyar ah

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay`adda Zamzam Foundation oo ah Hay`ad gaar loo leeyahay ayaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka ka daahfurtay mashruuc shaqo abuur ah kaas oo loogu talagalay iney ka faa`ideystaan qoysas danyar ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here