Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey mushruuc socon doona muddo saddex bilood ah, kaas oo lagu tageeri doona labaddan kun oo qoys oo barkacayaal ah kuwaas oo kunool deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.