Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland oo dab qabadsiisay 738 kiish oo Bur ah

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland oo kaashanaysa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maanta duleedka waqooyi ee Kismaayo ku gubtay 738-kiish oo Bur ah, kaas oo ku soo xumaaday gudaha markabkii u soo siday Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here