Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku gubtay raashiin dhacay

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Taya dhowrka dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa meel fagaaro ah oo ku gubtay ku dhawaad toban kiish oo Bariis ah,kuwaasoo ahaa kuwa dhacay ama dhaafay waqtigii loogu tala galay in la isticmaalo.

Raashinkaan la gubay ayaa  waxaa laga soo dajiyay Dekadda weyn ee magalaada Kismaayo iyadoona lagu gubay gudaha dakadda kadib markii la ogaaday in ay dhaafeen waqtigii loogu talagay.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here