Hay’adda Tayo-dhowrka Jubbaland oo goob fagaare ah ku gubtay Daawooyin dhacay

0
264

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayo-dhowrka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalja Jubbada hoose ku gubtay Daawooyin dhacay oo laga soo uruuriyay goobaha Daawooyinka lagu iibiyo ee Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here