Hay’adda SodMO oo Qoysas danyar Gargaar ugu qeybisay Muqdisho

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 9,900 oo qoys kana kooban Danyar iyo naafo waxa ay gargaar ugu qaybisay degmooyinka Dayniile iyo Hodon ee Gobolka Banaadir
4, 500 oo qoys kana mid ah qoysaskaan ayaa gargaarka waxaa loogu qaybiyey xarunta degmada Hodon iyo Waaxda October ee degmadaas.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here