Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Axmed Juma kala wareegay deeq gaar raashin ah oo gaaraya 700 oo ton, kaas oo loogu tala galay in lagu garab istaago dadka nugul ee abaaruhu sida daran u saameeyeen.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.