Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.

Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha kuwaas oo ku nool gobolada Wadankeena hataana wajahaya xaalad adag oo dhanka nolasha ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here