Hay’adda SoDMA oo qoysas  kasoo barakacay deegaanka Eji Gargaar ugu qeybisay degmada Ceel-Baraf

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeelladda Dhexe waxa ay gargaar ugu qeybisay 1,200 oo qoys oo bilo ka hor kasoo barakacay colaadii ka dhacday degaanka Eji oo dhaca soohdinta ay wadaagaan Gobolka Shabeellada Dhexe iyo Gobolka Hiiraan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here