Hay’adda SoDMA oo Gargaar u dirtay deegaannada Lambar 50 ee Gobolka Shabeellada hoose

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada hoose.
Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad Gaari waxaa saaran shixnado Gargaar ah oo ka kooban qeybaha raashinka, waxaana looguna talagalay bulshada ku dhaqan degaankaas oo iskugu darsoomeen abaaro daba-dheeraaday, colaado iyo fatahaado siyaabo kala duwan u saameeyeen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here