Hay’adda SoDMA oo Gargaar kala wareegtay Dowladda Shiinaha

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Bakhaarrada keydka SoDMA waxa uu Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya dalkeenna Md. Wang Yu, kala wareegay gargaar raashin ah oo ka badan 1,300 oo tan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here