Hay’adda SoDMA oo gargaar deegaanka Garasbaaleey ugu qaybisay 7,000 oo qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacayaal

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 7,000 oo qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacyaal waxa ay gargaar mucaawino ay ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey si gaar ah Xaafadda Galmudug.

Qoysaskaan gargaarka afurinta ah loo qaybiyay ayaa qaarkood waxa ay hore degaanadodii uga soo barakaceen daadadkii Elniinoiyo abaarti dalka ku dhufatay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here