Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa soo saartay ๐ฑ๐ถ๐ด๐ป๐ถ๐ถ๐ป๐ผ ๐น๐ฎ ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฎ ๐ฟ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ด๐’๐ด๐ฎ kaas oo la filayo maalmaha soo socda in dalka ka curto, Hay’adda ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool goboladii dhawaan fatahaadaha ay ka dhufteen, iyo goobaha biya mareenada ah.
Hadaba waa Kan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mahamud Macalin Abdule oo u baaqayaa shacabka dagan hareeraha Wabbiyada iyo goobaha biya mareenada ah in ay diyaar garowaan, oo ay qataan awaamiirta hayโadda feejignaana looga bahanyahay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.