Hay’adda Sodma oo deeq daawo ah ku wareejiyey maamulka Isbitaalka Deegaanka Jannaale

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee Sodma ayaa maanta waxa ay deeq Daawo ah ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeeladda Hoose.
Deeqdaan dawada ah ayaa loogu talagalay in la gaarsiyo  Shacabka Soomaaliyeed ee daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada sameenta ka soo gareen ee ku nool deegaanka Janaale.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here