Hay’adda SODMA iyo Maamulka Degmada Barawe oo u kuuro galay Xaalada Barakacayaasha Baraawe

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-La-taliyaha ka hortagga leexsashada gargaarka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo ay wehliyaan maamulka degmada Baraawe ayaa maanta u kuurgalay xaaladaha bini’aadanimo ee ka jirta xerooyinka barakacayaasha degmadaas.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here