Hay’adda Shaafi Raabi Foundation oo Laga daahfuray magaalada Kismaayo

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-munaasabad lagu daah furaayey Hay’ad Samafal,Looguna Magac daray Gudoomiyihii hore ee Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Jubbaland Allaha u naxariistee Shaafi Raabi Kaahin ayaa lagu qabatay magalada kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here