Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo Kormeertay deegaanada Waqooyiga Kismaayo

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Holwadeeno kasocday Wasaradaha Jubbaland iyo Hay’ada Barakacayaasha iyo qoxootiga isla markaana ay Gadhwadeen ka ahayd wasarada Gorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah eeJubbaland ayaa Gaaray Degaanada Dhaca Waqooyiga magalada Kismaayo

Kormeerka waftiga ayaa daranaa u kuurgalida Adeegyada ay bulshadu u baahantahay madama deganadaa Luglow low iyo Buulo bartire laga Hirgaliyay Barnaamijyada Xalka Waara.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here