Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeqdan rashinka ah ayaa ka timid dowlada Ruushka waxaana loo qeybiyay boqolal qoys oo ku sugan waqooyiga Kismaayo, dadka ka faa`ideystay deeqda ayaa ku kala sugna New Goobweyn New Lugloow iyo Qaamqaam waxaana tiradooda ay gareysaa saddex kun oo qoys.
Mowliid Abdi ayaa warbixitaan ka diyaariyey.