Hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo dowladda Qatar kala wareegtay gargaar timir ah

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo dowladda Qatar kala wareegtay gargaar timir ah, Mucaawinadan ayaa gaaraysa 150-Tan oo Timir ah,waxaana loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka dantayar.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here