Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Fatahaadaha iyo Daadadkan ka feejignadan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.