Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo shixnad gargaar ah usoo dirtay Maamulka Jubbaland

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u soo dirtay maamulka Jubbaland, waxaana doonidaan sida gargaarkaan lagu wadaa in ay ku soo xirato Dakedda magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here