Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo Gargaar mucaawino ah ugu Gaarsiiyey degmada Balcad

0
55
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 2,150 Qoys oo kamid ah dadka ay sameyeen Daadadka El-NiƱo oo ku nool gudaha degmadaas iyo tuuloyinka ku xeeran.
Gargaarkaan ayaa iskugu jiray qaybaha kala duwan ee raashinka iyo qaybaha macuunta, waxaana qaybintiisa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin katirsan Hay’adda SoDMA iyo Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here