Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa waxaay gargaar gaarsiisayay degmada Bardheere ee gobolka Gedo oo dhawaan ku fatahay wabegiga Jubba taas oo sameen gaar ah ku yeelatay bulshada kunool deeegaanka
Deeqada ayaa waxaa la gaarsiiyay 250 qoysas oo ah dadka danta yar oo ka mid ah fatahada iyo daadka ku soo rogmaday magaaladaas sameesay ayaa waxaa gargaar u qabesay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka
Gudomiyaha Degmada Bardhere Cabdiwali Maxamed Yusuf ayaa waxuu ka warbixiyay deeqada gargaarka ah ee la soo gaarsiiyay degmada Bardheere ee Gobolka Gedo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.