Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo degmada Doloow ka qeybisay Agabyo muhiim ah

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu’ga daadad iyo fatahaado ka dhasha sameen ay ka soo gaarto bulshada ku nool ayaa Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, waxa ay halkaas shixnado kala duwan oo ka kooban Teendhooyin ( Qalab dhismo ), alaabta maacuunta bustayaal iyo agabyo kale oo muhiim ah ugu qeybisay boqolaal qoys oo danyar ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here