Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta labo gaari oo ah deeq Daawada ku wareejiyay maamulka Gobolka Banaadir si gaar ah Agaasimaha waaxda samafalka ee Gobolka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.