Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa markale diyaaradii 4-aad oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Doolow ee gobolka Gedo taas oo loogu talagalay shacabka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee Kunool Degmada Doolow.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.