Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gargaar mucaawino ah uqeybisay 1,500 oo qoys oo kunool Degmada Hodon 

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho si gaar ah Degmada Hodon waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 1,500 oo qoys kuwaas oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo dad baahiyaha gaarka ah qaba ee kunool degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan kasoo diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here