Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Baledweyne u dirtay deeq kala duwan

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay keydka SoDMA oo ay ka socoto rarista deeq mucaawino ah oo ku wajahan deegaannada hoos taga magalaada Baladweyne, xilli laga cabsi qabo in fatahaado ka dhasha roobka Dayrta ay  go’doomiyaan qaar ka mid ah tulooyinka iyo degaannada saaran wabiga Shabeelle.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here