Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo 400 Qoys Gargaar ugu qeybisay Degmada Baxdo

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin ugu qeybisay Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud 400 qoys oo saameyn kuyeelatay abaarta kudhufatay dalka.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey deeqda raashinka ah maamulka Degmada Baxdo ma’uuliyiin katirsan Galmudug iyo madax kasocotay hay’ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here