Hay’adda Maareynta Musiibooyinka qaranka oo 400 Qoys Gargaar ugu qeybisay degmada Baxdo

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin ugu qeybisay degmada Baxdo ee gobolka galgaduud 400 qoys oo saameyn kuyeelatay abaarta kudhufatay dalka.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey deeqda raashinka ah maamulka degmada Baxdo ma’uuliyiin katirsan Galmudug iyo madax kasocotay hay’ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here