Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka SODMO oo Gargaar u dirtay magalaada Garoowe

0
251
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Masiiboyinka ayaa magalaada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland gaarsiisay mucaawino loogu talagalay dadka ay soo barakicisay colaada iyo abaaraha Gobalka Sool.
Hay’adda Maareynta Masiiboyinka gargaarka ay gaarsiisay magalaada Garoowe  waxaa horey Hay`adda usoo gaarsiisay Hay`adda boqor Salmaan, gargaarka ayaa waxaa loo daabuli doonaa halka ay ku sugan yihiin dadkii kasoo barakacay colaadii ka jirtay Gobalka Sool.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here