Hay’adda Kaalmo oo deeq raashin ah gaarsiisay Xarunta Dr Xabeeb ee magaalada Kismaayo

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Daryeelka Bulshada ee Kaalmo Community Welfare ayaa deeq vargaar oo kamid ah mashruuc 1000 Qoys lagu afurinayo ay daahfurtay maalinkii ugu horeysay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Hay’adda Kaalmo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday raashin qeybin ay gaarsiisay deegaano kala duwan oo dhaca galbeedka Kismaayo, iyadoo kaashaneyso muxsiniinta Soomaaliyeed ee jecel iney wax sadaqeystaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here