Hay`adda IMC oo daah-furtay mashruuc wax loogu qabanayo Qoysaska ka barakacay Fatahaadaha wabiga iyo daadka Roobka

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa laga daah furey  mashruuc wax loogu qabanayo qooysaska ka barakacay Fatahaadaha wabiga iyo daadka roobka.
Hay`adda IMC oo ka howlgasho deegaanada Hirshabeelle ayaa mashruucan maal galineyso, mashruuca ayaa kaalin weyn ka qaadanayo sidii samata bixinta qoysaska ka barakacay roobabkii ka da`ay deegaanada Hirshabeelle iyo fatahaadii uu sameeyey Wabiga Shabelle.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here