Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq gargaar lacageed ah gaarsiisey Xarunta Maama Ugaaso

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacag ah gaarsiisay Xarunta Xanaanada Caruurta Agoontaa iyo Derbi-jiifka ee Maama Ugaaso.

Mashruuca taakulaynta iyo afurinta bisha barakeysan ee Ramadaan ee Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ee xarunta Maama Ugaaso gaarsiiyay deeq lacageed oo gaareyso ilaa 10-kun oo dollar waxaana looga faa`iideyn doonaa caruurta isugu jira Agoontaa iyo Derbi-jiifka ee lagu hayo xarunta Maama Ugaaso.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here