Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo daahfurtay Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan

0
41
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahurtay Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan, oo ay soonqaad kasta deeqo cunno iyo lacago isugu jirto gaarsiiso dad danyarta oo gaaraya 7,000 oo mudan in la taakuleeyo.
Hay’adda oo mashruucan fulinaysa sannadkii 12ᵃᵃᵈ oo xiriir ah ayaa ku daahfurtay in ay deeq lacageed siiso 120 haween oo danyar ah oo ka tirsan Ururka Haweenka Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation C/laahi Nuur Cismaan oo daahfuray Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruucaasi.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here