Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si loo xoojiyo wax soo saarka Kulluumeysatada Degmada Kismaayo ayaa waxaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda e Dowlad Goboleedka Jubbaland waxey hay’adda Cunida Iyo Beeraha ee FAO kala wareegtay Doon Kaluumeysi oo aad u baaxad weyn taaso loogu tala galay Tababarka iyo Kalluumeysiga.
Iidle Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.