Hay’adda dhulka Jubbaland oo waddo qorshe lagu nashaqadeenayo magaalada Kismaayo

0
464

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda dhulka Jubbaland ayaa sheegtay in ay ku howlan-tahay sidii magaalada kismaayo ay ugu sameyn lahayeen qorshe nashqadeeyn ah si ay ula tartanto maagaalooyinka hormaray.

isku duwaha howlaha Hay’adda dhulka Jubbaland Nuux Cabduwahaab Maxammed ayaa faafaahin ka bixinaya Muhiimada uu qorshahan u leeyahay shacabka magaalada kismaayo

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here