Hay’adda Daryeelka Bulshada Kaalmo oo Deeq Gaarsiisay Qoysas kamid ah kuwii ELNINO saameysay

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Daryeelka Bulshada ee Kaalmo oo dhowaan uu asasay sama fale idla adan maxamad ayaa Maanta Deeq Raashin ah Gaarsiisay qoys kamid ah kuwi kaso barakacay fatahaada wabbiga juba kuwaas oo malmihi laso dhafay sogaray deganada waqoyi ee magalada kismayo.

Qoysaskan maanta ka faa’iideystay deeqda gargaarka oo iskugu jirtay raashin,mara kaneco iyo bacaha Roobka ayeey tiradoodu gaareysay 200 oo qoys, kuwaas oo kamid ah dadki ey saameysay Fatahaadda Elino.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here