Hay’adda Caraweelo women Organisation oo haweenka ka wacyigalisa dhibaata gudniinka fircooniga

0
90

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira Hay’ddo kala duwan ku waas oo u Olo’leeya ilaalinta xaquuqda Haweenka iyo in gabdhaha da’yarta ah lagu dhiira galiyo waxbarashada sido kalana la joogiyo gudniinka fircooniga oo ka mid ah xadgudubyada loo gaaysto gabdhaha ay da’doodu ka yartahay 18 sano.

Hay’adda Araweelo women Organisation oo ka howlgasha deegaanada Dowlad goboledka Jubbaland ayaa ka mid ah Hay’addaha u dhaqdhaqaaqa in la ilaaliyo  xuquuqda haweenka Soomaaliyeed waxaa ayna inta badan wacyigalin ka sameeyaan kaamaamka ay deganyihiin dadka barakacayaasha ah ee gudaha Magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoosyimaada Degmada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here