Hay’adda Bisha cas ee Imaaraadka Carabta oo dhar ciid guddoonsiisay ku dhowaada 200 oo caruur agoon ah

0
51
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Bisha cas ee Imaaraadka Carabta ayaa caruur agoonta ee magaalada Kismaayo soo gaarsiisay dharka ciida oo ay ugu talagaleen iney ku ciidaan ciidul fidriga ee fooda inagu soo heeyso.
Caruurta agoonta oo isugu jiro wiilal iyo gabdho ayaa laga soo xulay qoysaska danyarta ee kunool xaafadaha magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here