Hay’adda Barakacyaasha iyo Qaxootiga Jubbaland oo ka hadashay qasaaraha ka dhashay roobabkii ka da`ay degmada Baardheere

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Baardheere waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka da`aayey roobab mahiigaan ah kuwaas oo gaystay qasaare naf iyo maalba leh ,waxaana sido kale fatahaad sameeyay wabiga Jubba.
Madaxa Xaafiiska ka hortaga Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Bashiir Maxamed Ibraahim faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay roobabka ka da,ay Degmada Baardheere ee Gobolka Gado.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here