Hay’adda Barakacayaasha Jubbaland oo Qoysas danyar ah gargaar gaarsiisay

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’ada barakacayaasha iyo qoxootiga Jubbaland ayaa deeq gaargaaraoo gaarsiisay boqolaal qays oo barakacayaalk ah kuwaas oo kunool degaanka istan buul ee duleedka magalada kismayo.

Goobta deeqda lagu qaybinayay ayaa waxa goob Joog ka ahaa madawayne ku xegeenka labaad ee Jubbaland wasiir ku xigeenka wasarada gargaarka iyo maraynta masibooyinka jubabaland iyo mas’uliyiin ka socday hay’ada barakacayaasha iyo qoxootiga.

Juweyriya Hassan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here