Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kamid ah Hay’addaha dowliga isla marka ay ku tirsan yihiin bulshada danyarta iyo kuwa barakacayaasha ee Jubbaland ayaa si joogta ah ugu Adeegta u gargaarida barakacayaasha dalka gudihiisa iyo dib u dejinta dadka kasoo laabta xeryaha qaxootiga dalka dibadiisa.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.