Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qoxootiga Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Agab isugu Jira Teendhooyin iyo Macuunta Guryaha Nocyadeeda kala duwan Garsiisay Dadka Barakacayaasha ah ee kunool Deeganka Buulo-Guduud ee duleedka magaalada tani Kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.